Iyadoo ooyaysa ayey soo gashay oo hadlaysa, iyadoon la fahmayn waxay leedahay.
Waxaan ku iri: isdaji oo si tartiiba iigu sheeg aan fahmo waxa kugu dhacaye.
Way fariisatay anoo raba inaan fahmo mushkiladeeda, waxaan maqlay iyadoo leh, khaa'inku, jacaylkii oo dhan ayuu iloobay,, Markuu ubaxii dhalinyaranimadaydu ku dhamaaday saan ugu shaqeenayey oo uuga rabeenayey ciyaalkiisa, iyo?..iyo?.iyo?
Waxaan ku iri: kadibna??
Waxay tiri : wuxuu rabaa inuu guursado mid kale.
Saacado sidaan isugu dayey inaan dajiyo, markay dagtay ayaan ku iri: intaad ooyeysid oo barooranaysid miyaad isku dayday inaad naftaada waydiisid sababta uu u guursanayo?? "Waayo ayuu tukale u aadaya isagoo ku jecel oo kaa maarmi karayn??
Miyaad iswaydiisay sababta uu ilaahay ubaneeyay inuu guursado afar dumar? Sabatoo ah si uu udago si nafsiyan iyo jir ahaan.
Waxay tiri: hadaba miyaan iska ogalaada oo maku qancaa arinta??
Waxaan ku iri: maya ee adigu u noqo afarta dumarka ee uu ubaahanyahay, hadaad rabtid inaad isaga kaligaa yeelatid.
Waxay tiri: sidee??????
Waxaan ku iri: nimanku waxay jecelyihiin afar nooc oo ka mid ah dumarka..
Ta kobaad: "Hooyada Wuxuu jecelyahay hooyada naxariisteeda, iyo wax bixinta bilaa xuduuda ah, "Hooyadu wax bixisa ee aan mana sheegesho ku jirin iyo dhib.
Wuxuu rabaa sida hooyada u laab furan ee saamaxda markuu qaldamo, Dhiiri galisa oo kor uqaada markuu hoos udhaco, "Ka farxisa markuu dhib ku jiro, gacantiisana haysa markuu farxad iyo murugo ku jiro.
Way dhafartaa markuu xanuusanayo iyo markuu shaqo ku jiro iyodoo udhoola cadaynaysa, "Way faraxdaa markuu soo galo, wayna walwashaa markuu soo daaho, "Hooyadii ayuu tabaa guurka kadib, wuuna uxiisaa markuu ubaahdo.
Ta labaad: "xabiibad Wuxuu rabaa xabiibad caashaqsan, qalbigiisa xaday oo qaadatay, Wuxuu rabaa mid cayaar badan, kaga yaabisay quruxdeeda iyo cadarkeeda, iyo dumarnimadeeda.
Wuxuu rabaa mid sariirta kaga farxisa, una bogo cadarkeeda iyo qaabkeeda & hadalkeeda, "Wuxuu rabaa mid ku dhalaasha gacmihiisa cishqi iyo xiiso iyo holac dartood .
Ta sadexaad: "Saaxiibad Wuxuu rabaa saaxiibad uu usheegto hamigiisa, mid uu latashto arimihiisa, "Wuxuu rabaa saaxibad sirta xifdida, ceebihiisa asturta, aysan usheegin saaxiibadeed iyo dariskeeda ama ehelkeeda.
Wuxuu rabaa caqligaaga, xikmadaada, taladaada, marabo hadal bahdilaada oo muhiim uma aha, "Wuxuu rabaa inuu hadlo, adiguna si fiican u dhagaysatid, iyo inaadan hadalka ku badin calaacalka aad ka cabanaysid guriga iyo caruurta, kadibna uu raadsado guri kale oo aamusan, ama uu baxo oo waqtigiisa badanaa la joogo asxaabtiisa ee fahmaya oo dhageysanaya isaga.
Ta afaraad: "Mid ushaqeesa!.. Haa wuu ubaahanyahay khadaamad, "Wuxuu rabaa inaad gacmahaaga ugu sameysid cuntada, xitaa hadaad leedahay shaqaalooyin, "Wuxuu kaa rabaa inaad ukala habeeysid alaabtiisa, "Wuxuu rabaa in dhinac walba inuu ka dareemo inaad gacmahaaga ku sameysay, "Wuxuu rabaa inaad ihtimaam siisid dharkiisa iyo muqaalkiisa, muqaalkaaga iyo muqaalka caruurta.
Malihi arintu way fududahay, laakiin wuxuu ufududyahay qofkuu Ilaahay ufududeeyay, Ilaahay kaalmayso, hana ka caajisin.
Isaga lafariiso, oo u qiro inaad ka gaabisay xaqiisa oo aad rabtid inaad hada wax hagaajisid, bog cusubna aan bilaabno, oo uu kaa arki doono wuxuu rabo.
Sidaa waa hadaad rabtid inaad yelatid isaga kaligaa, una noqo afar dumar ku jira hal jir, mid milkiday caqligiisa, qalbigiisa, ruuxdiisa.. in shaa Allaah.