Fartuun ahmed sahal (birimo) waxay fanka soo gashay 1994 waxaa ku soo jiiday fanaka nin a yirahdo toolmoon fartuun fanak figaraday ka haysatay wuxu ahaa in uu fanku dhib miidhan yahay taas oo run ah fartuun hore fan uma gelin heesan ma lahayan taas oo dhibta dhibteedi ah lakiin nasib kay lahay baa wuxu ahaa in ay fanka ku soo gashay abawan iyadoo uu wato oo u ku so daray fanka heestii ugu horaysay ee ay qaadaa waxay ahayd hees ay leedahay Cadar kaahin heestaay waxay ahay baroobo in kastoo markii danbe awabnkii watay uu u sameyey heestuna waxay hayd Nuxu
Waa heesta ku jirta albankeeda labaad ee fartuun.
Inkastoo naftaydii u nuglatay caashaqa
Naafowday awgaa nabar hoose aan qabay
Ee niyadaydii kaa tiray maxaad iigu soonoqo amaad iigu naalo
Nuxurkaagii iga guur
Heestan waa hees aaninamba caadi ahyan markaad dhegaysto farimo heesah kaleiya kuma koobnee waxay ka qayb qadataa riwaydaha waxaan ugu horaysay riwaydii Qabyo oo ay meel wayan ka gashay si fiicana u soo sartay magaca fartuun waxaa jira laba riwaydood oo kale oo ay ka qayb qadatay lakiin aan soo bixin.
Riwaydaha kale waxay ahayeen wadani Abiil malaha baa la oran jiray magaceeda oo ay ku jireen fanaanin badan. Oo u samaya mowliid. Fanantii waawayan hahadan ku noqono waxaa jirta dhib kala haysta fananitii hore iyo kuwan danbe maxaa yeelay heesaha ay qaadaan waa heesihii fanantii hore oo ay leeyihiin hanoodayeen heeshayaga hana samayteen kuwa cusub lakiin dhibaato haysta fananta yar yar oo malaha wax u soosara heeso ,alax ,musig waana adagtahay sida lagu helaa abwan intaas oo dhan ku sameeya
Fartuun waxay ka mid tahay ku waa yar yare ee la eedaynaayo hada waxay soo wadaa alban cusub albanka waxaa la dhahaa (Godlade) waxaa ku jirta hees uu u sameeyey Sanagub oo cusub musiga waxaa sameyey xasan xuseen sawrikan awaxaa soo saray amir camir waa alban ay ku faraxsan tahay waaxaa ku jira laba heesood oo cusub in kalena waa ku wii abwandii hore mid ka mida heesha hadan midhaheeda wax ka so qoro waa sedan
Magaran magaran caashaqan igalay magaran goortu I halay
Guyaal baankala maqaneeyno waqtigu
wuu gaabainayey goormaadtimid waan ku radinayee
waa hees sidii dhaantadii oo kale loo samayey markaad dhegaysanaydi lakin midhaheeda aad iyo aad bay u fiican yihiin waxay ku so socotay yurub lakiin waa u suurta geli wayday oo waxay leedahay caruur yar yar lakiin sanadkan 2005 in ay soo baxdo baalaga yaabaa oo ilaa somaliya soo gaadho albankan wax heeso oo wadan ah kuma jiraan lakiin mid ka kale ee ay soo wado bay rabtaa in ay ku soo darto heeso wadani ah ama ka hadlaya dhibta manta fayuun waxay tiri waxaan ka damqadaa dhibta soo gaadhay fanaka gar ahaan fananita oo ay ku dhiban yihiin somaliya wixii kalmahana wixii ila soo xidhiidhsiiya waxan jeclaan lahaa in an barto oo waxiii karankayga ah aan garsiiyo fartuun waxay aad uga danbaysaa fananda magool oo dadkuna ay ku xantaan in ay fartuun iska yeel yeesho lamaamaheedii amam macalamadihii magool oo kale marbadan oo aan arkay fartuun iyadoo heesaysa waxaan ku arkay in anay iska dhigin magool ee ay sideedii oo kale tahay codkan aad iyo aad bay u gaarsiisaa magoo markaad u firstan waxaad oranaysa mahala qoftani waaba ka saraysa magool hadal iyo dhamantii fartuun quruxleey waa fanand qali ah qiimo u rabisiiyey taariikhdii fanaka ee fartuun halakaas baan ku soo koobaynaa wixii ku saabsan taariikhdan halkan igala soo xidhiidh waa nigoo maxad nuur ah hahahahah oo idin leh ka baro fanka iga baroo iga beernuglow