Waxaa jiray laba tuug oo saxiib aha meelna ku wada noolaa, labadan tuug waxa ay isugu faneen anigaa kaa xarifsan iyo aniga ayaa kaa xariifsan, marka waxay ku heshi yeen in mid kastaa soo ban dhigo waxa uu isla hayo marka tuuga 1 aad waxa u yidhi waligaa dad aad xaday maku duceyeen waliba abaalmarina maku siiyen? arintan waxayxiise galisay tuga labaad oo jeclaystay in u ogado xirfada uu isticmaalay saxibkiis.
Tuuga koowad ayaa bilaabaya sheekdiisii waxa uu yidhi malin ayaan arkay hooyo sidata alaab badan oo gaadhi kadagaysa, hooyadan xamilo ayay ahayd safar dheerna way ka timi markii an isha ku dhuftay inay u bahantahay cawimo ayaan kafaa idaystayjaniskan markiiba waxan sinaxariisle uga codsaday hooyadan in aan cawiyo oo aan alabadan laqado, nasiib wanaag way iga aqbashay, sidii ayaan alaabadii ku qaday una geeyey mesha ay doonaysay aniga oo boorsadi aylacagta ku sidatayna gacanta hoos ugalinaya kalabaxay lacag si aanay i dareemi karin, anigoo hadba uga shekaynaya xadiiska sheegaya in dadku is cawiyo si iyagana ilaahay ucawiyo.
Markii hawshii dhamaatay ayaa hoyadii ii ducaysay iina mahad celisay waliba lacag abaal marina isiisay anigoo lacagtaana ku diiday ugu danbayn wanka ogoladay wana ka qaatay,! Tuu gii 2 ayaa yidhi ma intaas ayaad ilaamanta nagu dalisay war anigu waxan sameyey hadaad aragto ilahay yaab ayuu kuu keeni ;waxan qaatay oo xaday raadiyo shidan oo ladhagaysanayo kawaran xirfadayda oo waliba yaala meel dadki dhagaysanayey dhexdooda ah.
Waxaa kabaxayey radiyaha heeso aad umacmacaan waa xili duhur ah inanta jikada ku jirtaa ad ayay uladhacsantahay heesaha socda waxanay ku kala guraysaa qadadii rerka oo loo diyaar garoobayay, markan xaladan arkay damacbaa igalay radiyahaas shidan lakin wa inan qorshe la imaadaa an ku qaato waxan soo qatay tuumbo yar oo dhuuban waxana kariday daqada radiyaha yaalo aniga oo afka ugalinaya halka laga naaquso codka.
Markaan hubiyey in codkii aamusay ayan kaasaray oo aniga ayaa ku hadlay tumbadii aniga oo hada wariye matalaya waxana idhi dhagaystayaal naga rali ahaada waxan qadar daqiiqado ah ku kalamaqnaan doona hawada anaga oo halkas idinka sii wadi doona heeso xul ah intas markaan idhi wan xidhay codkii kadib inantii cuntada kalaguraysay ayaa baxday oo hawsheedii sii bilaabatay ana intaan daqada gacanta ka galiyey ayaan iska lalaadsaday radiyi hiimarka aqristaha shrafta lahoow labadan saxiib ke ayaad u aragtaa inu tuug nimada xarif ku yahay soo qor rayi gaga adigo noo soo marinaya barta faallooyinka ee kuxusan hoos.
Waxaa idiinsoo diiyarisay:
Muna Mohamed Cabdillahi,