
Dadka xooga ku faano ee Fulayiinta ah isma dagaalaan balse waxa ay taas badalkeeda ka jecel yihiin inay waqtigooda ku dhameestaan faan fara badan iyaga oo iska dhigaya inay kala hayaan cirka iyo dhulka.
Muuqaal lagu cabiray dadka faanka badan ayaa la soo saaray waxaana cajiib noqotay qaar ka mid ah dhalinta faanka badan oo fulaynimo darteed geedo dushooda ku cararay halka qaar kale ay raad sadeen dhagaxaan ay ku dagaalamaan