
Owen ayaa kaliya ciyaaray afar kulan xilli ciyaareedkan, waxaana la degay dhaawacyo tan iyo markii uu Old Trafford tagay xagaagii 2009.
“Tababaraha waxa uu igu wargeliyay in kooxda aysan heshiis cusub ii soo bandhigi doonin” ayuu Owen ku qoray bogiisa Twitter.
Waan jeclaaday daqiiqad kasta oo ka mid ah seddex sanno ee ah la qaatay koox fantastik ah”
“Waxaan jeclaan lahaa inaan u mahadceliyo ciyaartoyda, shaqaalaha iyo taageerayaasha, islamarkaana aan wanaag u rajeeyo mustaqbalka”
“Waxaan haatan qorsheynayaa inaan fasax gaaban qaato, si aan uga baaran dego talaabadeyda xigta”.