
Terry ayaa 78 kulan u saftay England, isagoo u dhaliyay lix gool, islamarkaana boos joogta ah ka heystay daafaca dhexe ee Three Lions.
Waxa uu ciyaaray koobabkii Euro ee 2004 iyo 2012 iyo koobabkii adduunka ee 2006 iyo 2010, isagoo 34 kulan kabtan u ahaa xulka dalkiisa.
Isagoo 31 jir ah ayuu haatan soo gabagabeeyay mustaqbalkiisa xulka England.
Sidaasi darteed, ka kula tahay in Terry uu gaaray go’aanka saxda ah ee uu haatan kaga fariisanayo ciyaaraha heerka caalami? Mise waxa uu sameeyay mid ka mid ah qaladaadkiisii ugu weyn ee mustaqbalkiisa ciyaareed?
Inoo ogoloow inaan ogaano fekradihiina hadii ka qeyb qaadanaya codbixinta hoose, sidoo kalena qeybta hoose inoogu reeb aragtidaada, islamarkaana waxaad sidoo kale aragtidaas inoogu soo qori kartaa bogageena mareegta bulshada ee Facebook iyo Twitter.