
Morata ayaa fursad loo siiyay in uu is muujiyo isaga oo hogaaminayay weerarka Blues oo uu la hogaaminayay xiddiga Giroud waxana uu soo bandhigay qaab ciyaareed aad u liita.
Alvaro Morata ayaa iska khasaariyay fursad furan oo uu kaliya goolhayuhu ka xigo goolka waxana uu uga fal celiyay si waali ah mark badalka lagu sameeyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan