
Waxa la sheegay in Madaxdani hadda hogaamiya Xisbiyo Mucaarad ah oo Dawlada Federaalka Soomaaliya kasoo horjeeda.
Casuumaad ayaa la sheegay inuu ufidiyey Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Madaxweynayaashani Xukunka Soomaaliya soo qabtay.
Lama oga ujeedka dhabta ah Ee Xukuumada adis ababa ka damacsan tahay Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo Looga yeeray dalka Itoobiya.
Lama sheegin sida ay ka yeeli doonaan iyaguna diidmo ama ogolaanshiyo Socdaalkooda,hadana waxaa la leeyahay Arimaha Dagaalka Siyaasadeed ee ka dhanka ah Farmaajo ayey kawada hadli doonaan