
Kooxda Blaugrana ayaa 10 milyan ginni ku baadigoobeysa ciyaaryahanka reer Argentina, kaasoo xilli ciyaareedkan ka caawiyay kooxdiisa inay hantaan horyaalka Premier League.
Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso ciyaaryahan Daniel Alves hadii uu dalab xoogan kaga yimaado kooxda Paris Saint-Germain, oo lagu soo waramayo inay diyaar u tahay inay dalbato xagaaga.
Waxaana 27 jirkaan reer Argentina ay u arkaan inuu bedeli karo ciyaaryahanka reer Brazil hadii uu kooxda ka tago.