Maraykanka oo kaalinta labaad ku jira wuxuu helay 28 billadood oo kow iyo toban ka tirsan ay dahab yihiin, halka South Korea oo kaalinta saddexaad ahna ay heshay 12 billadood oo lix ka tirsan ay dahab yihiin.
South Africa ayaa ilaa iyo hadda ah dalka kaliya ee Afrikaanka ah ee labo billadood oo dahab ah helay inta uu socday tartankani.
Ciyaaraha Olympic-da ee London ka socda waxaa ka qayb galaya ilaa 204 Dal oo caalamka iskaga kala yimi.
Hadab hoos ka dheeho sida ay dalalkaasi ugu kala guulaysteen billadaha.
Xafiiska Wararka Ee Jornalizem.com