
Waxa uu halkaas ku iibshay Kabahiisa Dahabka oo uuu siiyey sharikada real u iibisa alaabta laacibiinta sida eey ugu tabarusacaan .
Waxa uu kadalbaday dhamaan dadka taageera ineey kasoo qeyb galaan lacag aruurskan halkaas oo ugu aruuriyey lacag gareysa 30 malyuun.