
“Ma jecleysan inaan ku arko Villas-Boas hotelka xulka qaranka” ayuu Danilo ku soo qoray bogiisa Facebook.
“Halkaan ma ahan suuq. Waa meel shaqo” ayuu hadalkiisa raaciyay.
Tottenham ayaa xiiseynaya ciyaaryahanka diirada u saran Chelsea ee Hulk, lakiin Villas-Boas ayaa saaxiib la ah sidoo kale weeraryahanka, sidaasi darted booqashadiisa waxa ay noqon kartaa mid saaxiibtinimo.