
Hadaba sida eey cadayneyso Tariikhda iyo arqaamta xisaabaha waxaa cadaatay haduu kamaqnaado pepe Gronka maalinta 13 bishan aanu kujirno in Barce guuleysandoonto
laakin hadii uu ciyaaro guushu iney tahay mid laga yaabo.
Pepe ayaa kusoo biiray Real madrid 2007 kana qeybgalay 16 Clasico oo udhaxeyso barca iyo Real madrid.
hadaba Pepe ayaa kamaqnaa 3dax ciyaarood oo uu labo kamid ah dhaawac dartii ugamaqnaa midna lagu ganaaxay inuu cayaarin sadaxdaba barsa ayaa kaga guuleysatid.
Hadaba Pepe ayaa waxaa soo gaaray dhaawac ah madaxa markey isku dhaceen Goolhayihiisi ilaa hafkii hore waa uu yara adkeysanyey kadibna markii latagay qololkii dharka laskaga badaleyey ayuu waxaa ku dhacday inuu wax kala garanwaayey isagoo qelinaya oo leh maxaan inta kasameynayaa aniga BABULO ayaa layirahdaa maxaan halkan kasameynayaa markaana dhakhtar lageyey .
hadaba hada xaladiisu waa wacantahay laakin lama hubo inuu ciyaarayo ciyaarta barito udhaxeyso labada fariiq Barca V Real Madrid .