
Farnando Torres ayaa daqiiqadii 4 u furay Goolasha Wadanka Spain waxaana mar labaad gool qurux badan dhaliyay Daqiiqadii 49 David Silva waxaana mar kale u Saddexeeyay Daqiiqadii 70 Torres waxaana soo gaba gabeeyay oo Goolkii 4 dhaliyay Daqiiqadii 83 Fabregas.
Xulka Wadanka Spain ayaa Guusha Caawa waxeey u Noqoneysaa Guul muhiim ah kadib Bar baro ay ku bilaawdeen Biloowgii Ciyaarahaan waxeeyna haatan Lee yihiin 4 Dhibcood waxeeyna wajahyaan Xulka Croatia oo ayaga leh 4 Halka Italy ay ayaduna lee dahay 2 Dhibcood waxeeyna wajaheeysaa Ireland oo aan wax dhibic ah laheyn.
Sida loo kala Hogaaminaya Group-kaan
Group C:
Spain 4 Dhibcood
Croatia 4 Dhibcood
Italy 2 Dhibcood
Ireland 0