
Gattuso wuxuu qiray in Milan oo ay xilligaan u ciyaaraan ciyaartoy da’doodu ay horey u badatay loo baahan yahay in isbadal lagu sameeyo, sidaa dartee hadii uu boos ka waayo uu iska nasan doono.
“Waxaan la hadli doonaa Galliani. waxaan rabaa in aan sii ciyaaro , haddii ay taasi dhici weyso waxaan iska fariisan doonaa gurigeyga, waxaana la joogi doonaa caruurteyda.” Gattus ayaa sidaa u sheegay dadka wararka fidiya.
by_Mhammed o