
Ciyaariyahan Zlatan ayaa ahaa caawa Xiddig Muujiyay in ay ka Go’an tahay in Xulkiisa uu ka caawiyo in ay Guul ka gaaraan Xulka Ukraine oo ay la ciyaarayaan balse fursado badan oo isku dayay oo u suura gali weysay in uu bar bareeyo.
Adriy Shevchenko ayaa caawa soo xasuusiyay dad badan in uu weli yahay xiddiigii Saaxiibka la ahaa Shabaqa waxuuna caawa Xulkiisa ka caawiyay in ay Group D ay Hogaanka u qabtaan. Groupkaan D ayaa waxaa kuwada jira Xulalka Maanta bar barada isla dhaafi wayay ee England, France, Sweden iyo Xulka Gurigooda lagu ciyaarayo ee Ukraine.
Sida loo kala hogaaminaya Groupkaan.
Group D:
Ukraine 3 Dhibcood
England 1 Dhibic
France 1 Dhibic
Sweden 0