
Qeybtii hore ee Ciyaarta 1 iyo 1 ayaa lagu kala nastay markii la isku soo laabtay Qeybtii dambe ee Ciyaarta waxeey labada xul abuureeyn Fursado ay ku dhalin karaan Goolal.
Dhamaadkii CIyaarta Xulka Franca oo la wareegay Kubada ayaa weeeraray Goolka Xulka England Karim Benzama ayaa isku dayay dhoor jeer uu laaday kubaddo halis ah oo gool loo filan karay. Labadaan Xul oo aad loo wada sugaya Ciyaartooda ayaa isku dhaafi wayay Bar baro 1 iyo 1 ah waxeeyna kuwada jiraan Group-ka D ayaga iyo Sweden Ukraine .