
Lakiin kooxda heysata horyaalka Premier League ee City ayaa dooneysa inay soo ceshato qeybo ka mid ah 18kii milyan ginni ay ka soo bixiyeen ciyaaryahanka 2010kii.
Waxaana ay doonayaan inay u helaan koox si joogta ah u la wareegeysa, waana waxa u ogolaan kara in Inter Milan ay u soo dhaqaaqdo ciyaaryahanka madaama ay doonayaan inay si joogta ah u la wareegaan.