
Villareal.
Xiddiga reer Brazil ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda reer Qatar, waxaana la
filayaa inuu qalinka ku duugo heshiis afar sanno ah.
Kooxdaan ay saxiixa ciyaaryahanka kaga adkaatay Internacional iyo koox Russia ah oo aan
la magacaabin. Nilmar oo 28 jir ah ayaa noqon doona ciyaaryahankii seddexaad ee
ajnabi ah ee kooxda Al Rayyan ka dib Rodrigo Tabata iyo Cho Yong-Hyung.
Weeraryahanka ayaa doonayay inuu ka tago Villarreal ka dib markii ay heerka labaad u dhacday
xilli ciyaareedkii hore.
Waxa uu hore u soo xirtay maaliyadaha Internacional, Olympique Lyonnais iyo
Corinthians.