
Kooxda Barcelona ayaa Sanadkaan Xili Ciyaareedkeeda 2011 iyo 2012 ku soo gaba gabeeysay Barbaro ay caawa la gashay kooxda Real Betis waxeeyna isku diyaarineysaa CiyaartaFinalka Copa Del Rey oo la ciyaaraya 25 bishaan.
Dhanka kale Kooxda Kaalinta Seddexaad Xaqiiqsatay waa hore ee sida tooska u adeeysa Horyaalka Yurub ee CL waa Kooxda Valencia ayaa guul daro kala kulantay Kooxda Real Sociedad caawa waxaana looga badiyay 1 iyo 0 waxaana daqiiqadii 64 Gool ka dhaliyay Ciyaariyahanka Griezmann.