
Hase yeeshee xulka Ruushka ayaa 1-0 waxa uu ugaga badiyey xulka Portuqal ciyaar ka dhacday magaalada Moscow iyadoo goolkana ay dhaliyeen xulka Ruushka daqiiqadihii hore ee ciyaarta.
Xulka England ayaa 5-0 waxa uu ugu awood sheegtay xulka San Marino, halka Spain ay 4-0 ku garaacday Belarus, xulka Jarmalkana waxa uu ku tuntay Rep. Ireland isagoo ugaga badiyey 6-1.
Xulka Talyanigana waxa uu ugaga badiyey 3-1 xulka Armenia halka Holland ay 3-0 ku garaaceen xulka Andora. Xulka Romania ayaa 1-0 ugaga badiyey xulka Turkiga iyadoo marti loo ahaa xulka Turkiga.
Group A
Rep. of Macedonia1 – 2Croatia
Serbia0 – 3Belgium
Wales2 – 1Scotland
(Group B)
Czech Republic3 – 1Malta
Armenia1 – 3Italy
Bulgaria1 – 1Denm
(Group C)
Faroe Islands1 – 2Sweden
Kazakhstan0 – 0Austria
Rep. of Ireland1 – 6Germany
(Group D)
Turkey0 – 1Romania
Estonia0 – 1Hungary
Holland3 – 0Andorra
(Group E)
Albania1 – 2Iceland
Switzerland1 – 1Norway
Slovenia2 – 1Cyprus
� (Group F)
Russia1 – 0Portugal
Luxembourg0 – 6Israel
(Group G)
Liechtenstein0 – 2Lithuania
Slovakia2 – 1Latvia
Greece0 – 0Bosnia-Herzegovina
(Group H)
Moldova0 – 0Ukraine
England5 – 0San Marino
(Group I)
Finland1 – 1Georgia
Belarus0 – 4Spain