
Ciyaaryahanka reer Barcelona ayaa haatan la maqan xulkiisa qaranka oo uu u ciyaarayo labo kulan oo isreebreebka koobka adduunka ah, iyadoo kulanka labaad uu yahay mid ay marti u yihiin Peru.
Markii ay ka degeen caasimada Peru ee Lima, taageerayaal ayaa ku salaamay xulka martida ah iyo gaar ahaan Messi ereyo ka dhan oo ay jaanta iskula rogayeen.
Hadal qabsiga The ‘Cristiano, Cristiano’ ayaa loola jeeday sida Cristiano Ronaldo isagana sidoo kale loogu weeraro hadal qabsiga ” Messi, Messi” iyadoo taageerayaasha ay ka faa’ideystaan xafiiltanka ka dhaxeeya labada ciyaaryahan.