ciyaartaas ayaa waxa ay ka dhacday garoonka liverpool , markii ay labada naadi ay soo bandhigeen ciyaar aad iyo aad uwanaagsan
ciyaartaas ayaa waxa ay ku bilaabatay weerar iyo weerar celis inkastoo naadiga liverpool ay weerarkeedu uu halis u ahaa naadiga chelsea
ciyaartaas ayaa kambiyaha horay lagu kala nastay 3 0 ay naadiga liverpool ay la.heyd goolasha inkastoo ay penelty ama rikooro ay iska qasaariyeen naadiga liverpool
waxaa loo soo laabtay kambiyaha labaad chelsea ayaa waxa ay kusoo gashay xoog iyo farsamo kadib daqiiqada 50aad ayaa ciyaaryahan Ramires usaxiixay goal naadigiisa chelsea
inkastoo daqiiqada 60 ciyaaryahanka liverpool J. Shelvey uu udhaliyay gooshi 4aad
ciyaartaas ayaa waxa ay kusoo dhamaatay 4 1 ay guusha ku raacday naadiga Liverpool
by_mhammed osman