
Mida kale naadiga ayaa awood ulaheyn inuu iibsado sababta oo ah deynaha uu kujiro naadigaas.
Dhanka kale ayaa waxaa qoray saxaafada alaas ee kasooo bacda dalka Spain ayaa sheegtay in mudaribka kooxda man united uu doonayo inuu iibsho Rony oo kubadasho Ronaldo hadaba waxaa isweydiis leh Ronaldo maku arki doonaa Man United waxaa jawaabta inoo haya Waqtiga .