
Luka Modric oo dhowaan ku soo biirey Real Madrid ayaa isagana boos laga siiyey sidoo kale waxaa kamid ah kooxda ciyaaraysa Michael Essien kaasoo dhowaan u yimid macalinkiisii hore ee kooxda Chelsea.
Ciyaaryahanada kooxda Castilla sida Nacho Fernandez iyo Denis Cheryshev ayaa sidoo kale boosas ka helay liiska la gudbiyey ee ka qeybgalaya Champion League.
Kooxda Real Madrid oo ku guuleysatay xilli ciyaareedkii la soo dhaafay La Ligaha Spain ayaa waxaa ay isku guruub yihiin kooxo ku guuleystay horyaalada dalalkooda sida Man City,Borussia Dortmund iyo Ajax.
Kooxda Real Madrid ee Champion League
Goolhayaasha:Iker CasillasAdanJesus Fernandez