
Difaaca reer Argentine ayaa lagu waday inuu firaaqeyn doono San Siro dhamaadka xilli ciyaareedkaan, laakiin war maantay ka soo baxay Inter ayaa lagu sheegay inuu qalinka ku duugay hal sano oo heshiis cusub.
Xiddigaasi wuxuu Inter la joogay illaa 2005. sidoo kale goolhaye Luca Castellazzi ayaa la sheegay in loo cusbooneynsiiyay qandaraaskiisii, waxaana loo ogolaaday inuu Inter u ciyaari karo illaa June 2014.