Paula, oo ah xaaska Zanetti ayaa dhashay wiil loo bixiyay Tomas saacadu markii ay aheyd 5am xilli yurub, laakiin 38-sano jirkaasi oo la filayay in waqtigiisa uu la qaato xaaskiisa iyo cunugiisa cusub ayaa saacado kadib lagu arkay Appiano Gentile oo ah meesha ay Inter tababarka ku qaadato.
Kooxda Nerazzurri oo todobaadkii tagay sababtay in Milan horyaalka Serie A laga qaado markii ay kaga badisay 4-2 ayaa todobaadkaan waxey la ciyaari doontaa Lazio.
Rugcadaagaan Zanetti la yiraah wuxuu xilli ciyaareedkaan Inter u saftay 44 kulan.
by_Mhammed osman