
Waxaana faysal sheegay in xukumada somalia ay joojiso adeegsiga dawladaha shisheeye.
Sidoo kale waxaa uu siilaanyo ugu baaqay in uu ka qeyb qaato talada soomaaliya iyo sidii dadkan aan kala go ay kalana maarmayn la iusgu soodhaweynlaha
Isku soowada duubo faysal ayaa hadalkiisa waxaa ka muuqata is badal siyasadeed oo u janjeedha dhanka umqdisho tan iyo maalintii uu shaaciyay in uu ka qeyb qaadan dooono ololaha doorashada somalia.