
waayo fikirkooda caburinta ah ayaa ayee kula kacayaan dhamaan qofkasta kasoo horistaago siyaasadan guracan oo umada wada arkaan.
hadaba farmaajo iyo kheere ayaa beesha caalamka ugadigeysaa ineey dagaal qabiil dib u abuurin oo soomaliya ku celisa burbur iyo nadaamlaan iyo alshabaab oo jaanis helaya bal siyaasi kasta oo beelkasta kasoo jeeda waxa uu arkaa halka uu dalka usocdo iyo siyaasada gurcan.