
hadaba soomaliya ayaa waxa kataagan wax layirahdo ishirdin eey isku hirdineyso Dalalka danta Kaleh oo doonaya ineey kheeradka dalka qaataan dalalkaa ayaa kamid ah UAE , Kenya ,turkiga ,etoobiya,marekanka ,iyo qaramada midoobay.
intaba intaan turkiga kaheen waxaa ugu dan ah ineey soomalia marnaba nabad noqon qaarna dul damcayaan qaarna kheeradka dalka halaka kuwa kale eey damcayaan diin burburis ahaan oo muslin nimada ah.
hadaba soomalia ayaa uqeebsantay intaas oo maamulo ah oo iyagu leeyihiin waxaanu nahay soomalia laakin hadii sifiican loogu dhabagalo aan kusocon siyaasada soomalia bal eey kasoo horjeedaan iyagoo dhabarka saaraya wadama aad kusoo xosnay kor madaxweenaha gobalka isagoo og ineey dawladahaa dan u aheen laakin ka dhax arkay dantiisa shakhsiga ah.
maamulada soomalia lugta kuwalaaqayaayaa ah Putland , Somaliland , Jubaland,
intaba iyagoo shisheeye udaneenaya aye dantoodi kahormarsheen dantii shacabka iyo tii dalkaba.
hadaba qoraalada danbe ayaa kusoo qaadaneynaa dalkasata si gaar ah iyo maamulkasta anagoo falanqeyneyna mid walba danta uu kalaayehey dalkaiyo shacabka.